Duqeyn ka dhacday gobolka Hiiraan

US drone strike

Duqaymo ayaa la sheegayaa inay maanta ka dhaceen Gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan Maxamed Cabdi Cawaale ayaa sheegay in diyaarado aan la garan ay duqeynta ka geysteen barqadii maanta degaan lagu magacaabo Ganuribad oo hoos taga Maxaas.

Weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa wareystay guddoomiyaha isaga oo ku sugan magaalada Beledweyne

Your browser doesn’t support HTML5

Duqeyn ka dhacday gobolka Hiiraan