Walaaca Dib-u-dhacyada Doorashada K. Galbeed

Bulshada rayadka iyo xildhibaano ka soo jeeda Koonfur Galbeed ayaa xilligan walaac ka muujiyay dib u dhacyada soo laalaabtay ee doorashada Koonfur Galbeed.

Cabdulaahi Maxamed Shirwac, oo ka tirsan bulshada rayadka ayaa sheegay in rabaan in ay dhacdo doorasho xalaal ah.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdishu.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso doodda siyaasadda Koonfur-galbeed