Howl-gallo ka dhan ah Shabaab oo ka socda Sh/Hoose

Maalmihii ugu dambeeyey ciidamada dawladda ayaa hawl-gallo ka waday degaan u dhexeeya magaalooyinka Muqdisho iyo Marka kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab laga soo riixay dhinaca magaalada Marka.

Hawl-galladan ayey ku dhinteen dhowr ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. Su’aashu waxay tahay hawl-galkan ma horseedi doonaa in degaankaas oo istiraatiiji ah inaysan adeegsan ururka Al-Shabaab?

Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Howl-gallo amniga oo ka socda Shabellaha Hoose