Aqalka Sare oo ka hadlay khilaafka dowladda iyo maamullada

Xarunta Aqalka Sare

Guddigii Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka u xil saaray xal ka gaarista khilaafka u dhaxeeya Dowladda dhexe iyo Dowlad goboleedyada ayaa soo saaray natiijada ka soo baxday kulamo ay la qaateen dhamaan dhinacyada.

Guddiga ayaa sheegay in go'aan laga gaaray khilaafka iyaga oo xukuumadda ka dalbay in ay si dhaqsa ah u fuliso meel marsiinta.

Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Aqalka Sare oo ka hadlay khilaafka dowladda iyo maamullada