Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSUJ, ayaa ku eedeeyay xukuumadda Soomaaliya inay cabburiso isla markaana laaluushto saxaafadda Soomaaliya.
Xoghayaha guud ee ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed – NUSOJ - Maxamed Ibrahim Macallimuu ayaa waraysi uu siiyay VOA-da waxa uu kaga hadlay xarig dhawaan loo geestay suxufi, dil hore uga dhacay Muqdisho iyo handadaad joogta ah oo uu sheegay in suxufiyiinta lagu hayo.
Macallimu oo ka jawaabaya arrimahaas hoos ka dhageyso.
Your browser doesn’t support HTML5
NUSOJ oo eedeysay dowladda Soomaaliya