Olole sannadle ah oo soconaya 16-maalmood oo lagaga horjeedo xadgudubyada jinsiga ku salaysan ayaa maanta ku bilowday Soomaaliya, waxaana ololuhu kusoo beegmay maalinta Qaramada Midoobay u astaysay ciribtirka xadgudubyada jinsiga ku salaysan.
Caasha Ibraahim Aadan ayaa arrintan ka waraysya Aamina Xaaji Cilmi oo ka qaybgashay kulan ku saabsan ololahan oo maanta ka dhacay Muqdishu.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Haweenka Muqdisho