Waxaa jira dumar badan oo iyagoo hooyo ah, xaas ah, haddana wax barta si ay u kororsadaan aqoontooda, ugana mira dhaliyaan hadafka ay ku doonayaan inay noqdaan hooyooyin aqoon leh oo wax tara ubadkooda iyo bulshada ay la nool yihiin.
Dhageyso banraamijjka Haweenka ee toddobaadkan oo ay laba gabdhood oo hooyo ah uga warramayaan waxbarashadooda iyaga oo hooyo ah.
Your browser doesn’t support HTML5
Haweenka iyo Qoyska: Hooyooyinka Ardayda ah