Bandhigga VOA: Xaaladda Ciidamada Soomaaliya

VOA Official logo

Barnaamijkii Bandhigga VOA, waxa aan toddobaadkan ku eegaynaa xaaladda ciidamada dowladda Somalia, oo warbixinta hay’adda Monitoring group ay dhawaan ku sheegtay in 70% ciidankaasi hubka ay haystaan ay badankood leeyihiin qabiillo iyo shaqsiyaad.

Haddaba waxaa warbixintan inoo haysa Falastiin Axmed Imaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xaaladda Ciidamada Soomaaliya