Dib u dhac kale ayaa ku yimid doorashada madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaalia, oo horey dhowr mar dib loogu dhigay.
Guddiga doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta sheegay in doorashadu dhici doonto 5-ta bisha soo socota ee December.
Warbixintan waxaa magaalada Baydhabo ka soo diray Mukhtar Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Doorashada Koonfur Galbeed oo mar kale dib loo dhigay