Maxaa hortaagan dhameystirka dastuurka Soomaaliya?

Dastuur

Bihsii May ee sannadkkan ayaa wasaaradda dasturuka Soomaaliya ay shaacisay in dastuurka lagu dhammaystirayo dhammaadka sannadkan.

Haddaba iyadoo sannadkan ay ka dhiman tahay bil iyo dhowr maalmood ayay u muuqataa inaan dasturuka lagu soo dhammaystiri karin xilligii la shaaciyey.

Haaruun Macruuf ayaa dib u dhacan ka waraystay wasiirka dastuurka dawladda federaalka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa hortaagan dhameystirka dastuurka Soomaaliya?