WASHINGTON. D.C —
Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa xalay lagu qabtay xuska dhalashada nabigeenna Muxammed (NNKH).
Munaasabadda ayaa waxa ay ka dhacday Masaajidka Nurul-Iimaan ee magaalada Minneapolis. Wariyaheena gobolka Minnesota Maxamud Mascadde arrimahani ka wareystay Maxamed Cabdi Caafi, oo ah Imamka Masaajidka Nurul Imaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkaan ka dhageyso wareysiga xuska mowluudka Nabiga NNKH