Guddoomiyaha la doortey ee gobolka Minesota, Tim Walz, ayaa hadda ku guda jira dadaallada uu ku soo xulanayo xubnaha maamulkiisa cusub.
Cabdiraxmaan Ciise Kaahin oo ah mulkiilaha makhaayadaha Afro Deli oo ku yaalla gobolka Minnesota, ayaa ka mid noqdey guddi uu dhawaan uu xushey Tim Walz in ay kala taliyaan soo dhisidda maamulkiisa cusub. Wariyaha VOA ee Minnisota Maxamuud Mascadde ayaa wareysi la yeeshay C/raxmaan Kaahin.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Wareysiga Kaahin oo ka mid noqdey guddiga ka talabixinaya dhismaha Maamulka Minneapolis