Buug laga qoray argatida qaldan ee laga qoray Soomaaliya

Maxamed Xuseen Gaas

Dhowaan waxaa Jaamacadda Norway, qeybteeda daraasaadka horumarinta culuumta bulshada lagu soo bandhigay buug ka hadlaya aragtida khaldan ee laga aaminsan yahay ama laga qoray Soomaaliya iyo Soomaalida 50-kii sano ee ugu dambeeyay.

Dr. Maxamed Xuseen Gaas oo qoray buugan, lana gudoonsiiyay shahaadada PhD-da ayaa nuxurka buugan waxaa ka waraystay wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Buug laga qoray argatida qaldan ee laga qoray Soomaaliya