Barnaamijka Qurbe: Qurbajoogta iyo siyaasadda

Codeyn

Codeyn

Barnaamijka Qurbe ee todobaadkan waxa aan ku eegeynaa sababta ay Soomaalidu u soo dhaweeyaan Qurbejoogta guullaha siyaasadeed ka gaara wadamadi ay u qaxeen ee reer galbeedka, balse marka Qurbejoog kale dalki aado oo xillal siyaasadeed u doonta ay u dhibsadaan.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa inoo soo diyaariyey.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Qurbe: Qurbajoogta iyo siyaasadda