Farmaajo oo la Kulmay Saraakiisha Amniga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay madaxda ciidamada amniga, waxaana uu ka dalbaday warbixin dhammaystiran oo ku saabsan amniga iyo qaraxyadii maalintii Jimcihii ka dhacay Muqdishu, sida lagu sheegay warbahainta dawladda.

Warkan waxaa Muqdishu nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Kulanka Farmaajo iyo Saraakiisha