Martida: Xeer ilaaliyaha DFS, Axmed Cali Daahir

Xeer Ilaaliyaha Soomaaliya, Axmed Cali Daahir

Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka, oo uu toddobaadkan marti noogu yahay Axmed Cali Daahir, Xeer ilaaliyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Axmed Daahir, ayaa nagu soo booqday toddobaadkan xarrunta VOA ee Washington, waxana wareysigan la yeeshay Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Makarafoonka: Xeer ilaaliyaha dowladda Somaliya