Bandhigga VOA: Taariikhda arrimaha samafalka

VOA Official logo

Bandhigga VOA waa barnaamij cusub oo ay VOA-du idiin soo deyn doonto toddobaadkiiba mar maalinta khamiista ah.

Waxaan ku eegi doonnaa arrimaha, Taariikhda, Dhaqaalaha, Sharciga iyo Samafalka.

Todobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa Taariikhda arrimaha samafalka.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa todobaadkan inoo soo diyaariyay, halkanna ka soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Taariikhda arrimaha samafalka