HirShabeelle oo ciidameyneysa Macawiisleyda

HirShabelle

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka HirShabelle ayaa sheegay in maleeshiyo beeleedyo waayadii dambe Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe kula dagaalamayay Ururka Al-Shabab, oo loo yaqaan Macawisleey la qalabeyn doono laguna biirin doono ciidamada dowladda.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

HirShabeelle oo ciidameyneysa Macawiisleyda