Gabar Macallimad aheyd oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho

Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu toogtay gabadh lagu magacaabo Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud, waxaana dilka gabadha lagu eedeeyey inuu ka dambeeyey askari ka mid ah ciidamada booliiska dawladda Soomaaliya.

Haddaba weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa dilka gabadhan oo ahayd macallimad ka waraystay aabaheed Cabdiraxmaan Maxamuud Cali.

Your browser doesn’t support HTML5

Gabar Macallimad aheyd oo lagu dilay Muqdisho