Wareysi: Danjire Maxamed C. Afey

Maalmahanba waxaa dalka Canada kulamo ku lahaa Ergayga Gaar ah ee Hay'adda Qaxootiga Qaramada Midoobay u qaabilsan Geeska Africa, danjire, Maxamed Cabdi Affey iyo Wasiirka Qaxootiga, Socdaalka iyo Jinsiyadaha dalka Canada, mudane Ahmed Hussein.

Labadan Masuul ayaa ka wada hadlay sidii loo caawin lahaa qaxootiga Soomaalida ah ee ku jira xeradda qaxootiga caalamka ugu weyne ee Dhadhaab ee dalka Kenya.

Sahra Cabdi Axmed ayaa wareystey danjire Maxamed Cabdi Affey.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Danjire Afey