Ciidamada xoogga oo ballan-qaaday amniga doorashada K/Galbeed

Koonfur Galbeed

Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Ibraahim Yarow ayaa ballanqaaday inay ciidamadu ka shaqeynayaan sugidda amniga inta lagu jiro doorashada hoggaanka maamulka Koonfur Galbeed oo dhacaysa 17-ka Noovember.

Arrimahaa siyo dib u qabsashada Dyanuunay ee ciidamada dawladda ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Taliyaha Jeneraal Ibraahim Yarow.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada xoogga oo ballan-qaaday amniga doorashada K/Galbeed