Muqdisho: Dood laga yeeshay maandooriyaha

Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay dood looga hadlay saamaynta bulsho ee ka dhalatay isticmaalka maandooriyaasha, sida Xashiishka iyo shiishadda oo la sheegay inay ku soo kordheen magaalada.

Bulshadii ka hadashay doodda waxa ay sheegeen in isticmaalka maandooriyaasha ay xilligan saameesay bulshada gaar ahaan dhallinyarada.

Wariyaha VOA-a Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Muqdisho: Dood laga yeeshay maandooriyaha