Odayaasha Koonfur Galbeed oo ka digay faro-gelin

Koonfur Galbeed

Odayaasha dhaqanka Koofur Galbeed ayaa ka digay faragalin ay sheegeen in dowladda federaalka ah ee soomaaliya ay ku hayso doorashooyinaka lagu wado in bisha dambe ay ka dhacaan Baydabo.

Odayaasha oo maanta kulan ku yeesha Baydhabo, ayaa sidoo kale ku baaqay in la sugo aminiga, kana digay banaanbaxyada keeni kara xasilooni darrida.

Nuur Bukhaari ayaa arrimaaasi ka wareystay Malaaq Deerow Yacquub Isaaq oo ka mid ah malaaqyada kulmay.

Your browser doesn’t support HTML5

Odayaasha Koonfur Galbeed oo ka digay faro-gelin