Muqdisho: Sharciga doorashada oo laga dooday

Xisbiayda siyaasadeed ee dalka iyo wasaaradad arrimaha gudaha ayaa dood ka yeeshay sharciga doorashooyinka.

Axsaabta siyaasadda ayaa ka dooday qaar ka mid ah qodobada qaar iyaga oo xusay qaarkood in xilligan aysan ku habooneen.

Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa ku adkeeysaneeso in doorasho qof iyo cod ah ay dalka ka qabsoonto 2021-ka.

Cabdulqaadir OK ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Muqdisho: Sharciga doorashada oo laga dooday