Ergo ku Baxday Dagaalka Sool

Sool

Waxaa deegaanka Dhumay ee koonfurta Gobolka Sool gaaray ergooyin ka tagay magaalooyinka Laascaanood, Garoowe, iyo Buuhoodle si loo kala qaboojiyo labada beelood ee ay coladda u dhaxeyso

Garaad Saleebaan Buraale Aadan oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee beelaha ay dirirta u dhaxweyso ayaa wariyaheena C/kariin olol uu ka wareystay Waxaan ka waraysanay xaaladda colaadda iyo gogosha ay u fidiyeen labada beelood.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dagaalada Sool