Xaaladda Kismaayo oo Deggan Kaddib Iska-hor-imaad Ka Dhacay

Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan maanta, kadib markii shalay gelinkii dambe uu iska hor imaad dhex maray ciidamo ka wada tirsan maamulka Jubbaland. Iska hor-imaadkaasi ayaa waxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Warkii ugu dambeeyay ayaa Jamaal Axmed Cismaan waxa uu xalay ka wareystay Saciid Cabdi Buddul, (Saciid Joogsade) oo ah afhayeenka laamaha amniga ee Jubbaland.

Your browser doesn’t support HTML5

Kismaayo oo deggan