Faaqidaadda: Shirkii Dowlad Goboleedyada ee Garoowe

Madaxda Maamul Goboleedyada

Barnaamijka faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirkii madaxda maamul goboleedyada ugu soo dhammaaday magaalada Garoowe, kaasi oo laga soo saaray qodobo badan oo sii kordhinaya khilaafkii u dhaxeeya ayaga iyo dowladda dhexe.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka