Dab ka kacay suuqa Laascaanood

Dab ka kacay suuqa Laascaanood

Waxaa maanta uu dabqabsaday qeybo ka mid ah Suuqa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Dabkaasi oo markii dambe lagu guuleystay in la xakameeyo ayaa khasaara u geystay goobo ganacsi.

Wariyaha VOA-da Cabdikarim Olol ayaa warbixintan kasoo dirat Laascaaood.

Your browser doesn’t support HTML5

Dab ka kacay suuqa Laascaanood