Toddobaadka Dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay London

Somalia Week Festival London

Bandhigga Toddobaadka dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee sannad kasta lagu qabto magaalada London ayaa bilaabmay todobaadkan.

Sannadkan ayaa loo dabbaal degay sannadguuradii tobnaad ee hirgalinta barnaamijka todobaadka dhaqanka ee London. Xuseen Barre ayaa arrintan ka waraystay Hodan Muuse Aw-Axmed oo ka tirsan qaban qaabiyayaasha bandhigga.

Your browser doesn’t support HTML5

Toddobaadka Dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay London