ONLF iyo Itoobiya oo Asmara Heshiis ku Saxiixdey

Cadaani Hirmooge

Dawlada Itoobiya iyo ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Iritariya ku kala saxiixday heshiis dhawr qodob ah.

Afhayeenka ururkaasi Cabdiqaadir Xasan Hirmooge “Cadaani” oo VOA u waramay ayaa sheegay in qodobadaasi ay ka mid yihiin in colaada la joojiyo iyo in ONLF ay sii wadan karto halgankii iyo ujeedooyinkii ay u halgamaysay.

Khadka telefoonka ee magaalada Asmara ayaana uu ugu waramay Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

ONLF ASMRA IV