WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkan marti ku ah madaxweynaha Gobolka Soomaalida ee Itoobiya, Mustafe Muxumad Cumar.
Waxaa soo diyaarisay barnaamijka soona jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso barnaamijka wicitaanka