Sahra Khaliif Maxamed oo 21 sano jir ah, ayaa kusoo baxdey doorashada Aqalka Dowlada Hoose ee magaalada Loofa ee dalka dalka Belgium.
Sahra waxey ku badisey codad ku dhow sideed boqol doorashadasi dhawaan qabsoontay. Waxey u warrantay Sahra Cabdi Axmed
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi Sahra Khaliif