Qeybtii labaad wareysiga madaxweyne Xasan Sheekh

Xasan Sheekh Maxamuud

Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo nagu soo booqday xarunta VOA-da ee London ayaa wareysi uu nasiiyey uga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga, siyaasadda dalka, ujeedka loo aas aasay xisbiga uu hogaamiyo , isbadaladda ka dhacay gobolka iyo arrimo kale.

Kusoo dhowaada qeybta 2-aad ee Waraysiga ay la yeelatay Falastiin Iimaan oo London ku suggan, waxuuna ka jawaabayaa, su’aal la xiriirta sida uu u arko isbedellada Geeska Africa ka socda.

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybtii labaad wareysiga madaxweyne Xasan Sheekh