Baabuurta Amisom oo shacab ku dilay Balcad

Amisom

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in gaari ay leeyihiin ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Africa ee AMISOM uu dad rayid ah ku jiiray degmadaas.

Gaarigan oo ka mid ahaa kolonyo ciidamada Amisom ah oo marayay xaafadda Xaawo Taako ee bartamaha magaalada, gaar ahaan wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar ayaa jiiray laba will.

Ibrahim Xassan Dandureey ayaa dhacdadan ka wareystay, Mukhtaar Xuseen Sheekh Cali oo ah aabaha mid ka mid ah wiilasha dhintay iyo Xassan Cali Maxamed oo ay ilma adeero ahaayeen.

Your browser doesn’t support HTML5

Baabuurta Amisom oo shacab ku dilay Balcad