Wareysi: Dib-u-eegid Qarixii Soobbe

Sanad ayaa ka soo wareegtay weerarkii xasuuqa ee lagu laayay dad ka badan 500 oo qof ee ka dhacay Isgoyska Soobbe ee magaalada Muqdisho, kaas oo gaari wax yaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay isgoyskaasi mashquulka badan Oktoobar 14 keedi 2017.

Shacab aad u fara badan ayaa u istaagay u gurmashada dadka ay waxyeellada soo gaartay. Xilligaasi waxa duqa Muqdisho ahaa Taabit Cabdi Maxamed, oo doorkii uu ka ciyaaray u istaagidda gurmadka dadka ay dad badan oo dhallinyaro u badan ay aad ugu riyaaqeen.

Jamaal Axmed Cismaan, ayaa haddaba wax ka waydiiyay xusuustiisa wixii xilligaasi dhacay. Wuxuuna kula xiriiray qadka telefoonka ee Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Xasuusta Qarixii Zoobbe