Golaha Abwaanada oo 20 jirsday

Golaha Abwaanada Somaliyeed oo la aasaasay Sanadii 1998-kii ayaa mudadii uu jiray Golahu waxaa uu xoogga saaray ilaalinta dhaqanka dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaa kale oo ka mid ah waxyaabaha uu qabto Goluhu nabadeynta Somalida ku kala irdhowday Colaadda, iyagoo u adeegsada sugaanta uu rabi hibada u siiyay.

Dhageyso warbixin uu wariyaha VOA-da Xuseen Xasan Dhaqane ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Golaha Abwaanada