Cabdalla Cabdalla oo ka jawaabay darajo ka xayuubintiisa

NISA

Dhowaan waxaa warbaahinta iyo baraha bulshada aad u hadal hayeen xil ka xayuubintii taliye ku xigeenkii hore ee hay'adda Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya (NISA), Cabdalla Cabdalla, oo bishii September wareegto Madaxweyne xilka looga qaaday. Waxa uu sidoo kale, madaxweyne Farmaajo uu sheegey in uu darajooyinkii ciidannimo iyo ka mid ahaanshiyaha nabad-sugidda ka xayuubiyay Cabdalla Cabdalla.

Falastiin Axmed Iimaan oo khadka taleefanka Dubai kula xiriirtay ayaa ugu horreyn weydiisay sida uu u arko arrimahaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Cabdalla Cabdalla oo ka jawaabay xil ka qaadistiisa