Haweenka iyo Qoyska: Laba Gabdhood oo u Tartamaya G. Degaanka ee Toronto

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan oo ay marti iigu yihiin laba gabdhood oo Soomaali ah oo labaduba u tartamaya golaha degaanka ee magaalada Toronto.

Waa Naciimo Maxamed Faarax iyo Deeqo Maxamed Barre oo u ordeya in ay xubin ka noqdaan golaha degaanka ee magaalada Toronto.

Doorashooyinka golayaasha degaanka ayaa dhici doona 22-ka bishan Ocktobar.

Caasho Ibrahim Aden (Caasho Cuud) ayaa soo diyaarisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Haweenka iyo Qoyska