Xisbi uu hoggaaminayo Xasan Sheekh oo lagu dhawaaqay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Munaasabadda lagu daah furayay Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) iyo caleema saarka Guddoomiyaha KMG ee Xisbigaas Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Daah furka xisbigan ayaa qeyb ka aha dadaalka loogu jiro tartanka doorashada madaxtimino ee Soomaalia ka dhaceysa laba sano kadib.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbi uu hogaaminayo Xasan Sheekh oo lgu dhawaaqay