Wasiirka caafmaadka ee Soomaaliya, Dr Fawsiya Abiikar, ayaa sheegtey in Cudurka TB-da uu si weyn fara ba’an ugu hayo dadka Somaliyeed ee bukaanada u ah.
Waxaa wasiirka ay sheegtey in dawooyinka laga ganacsado ee TB-da ay uga sii dartey in cudurkaan uu bulshada ku dhex faafo, kiisaska qaarkood-na daawada ay la qabsato.
Sidaas daraadeed ayay sheegtey in dowlada federaalka Somalia ay ku dhwaaqdey inay joojinayso ka ganacsiga dawaada. Ayadoo ku sugan magaalada Minneapolis ayaa wasiirka caafmaadka Fawsiaya ay u warantey Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5