Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan Abuukar Baalle ayaa sheegay in markab dhuxul sharci-darro ah kasoo qaaday Soomaaliya uu ka degay deked ku taalla dalka Ciraaq.
Safiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay aad uga xuntahay xagudubkaasi, ayna kala hadashay dowladda Ciraq iyo hay’adaha qaabilsan arrimahan. Haaruun Macruuf ayaa kula xiriiray khadka telefoonka ee New York, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sida ay ku ogaadeen xogtan?
Your browser doesn’t support HTML5
Markab dhuxul ka qaaday Soomaaliya oo ku xirtay Ciraq