Khudbaddii Somalia ee Q. Midoobay

Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay baaqii ay u jeeedisay Qaramada Midoobay iyada oo ugu baaqday in cunaqabataynta hubka laga qaado Soomaaliya. Wasiirka Arimaha Dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo shalay khudbadda Soomaaliya ka jeedinayey kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in cunaqabataynta oo la qaado ay Soomaaliya awood u siinayso inay mas’uuliyadda dhinaca amniga kala wareegto AMISOM.

Warbixintan waxaa nooga diyaariyey weriyahayaga Cabdixakiim Maxamuud Shirwac oo maalmahan VOA uga soo warramayey magaalada New York.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wasiirka Arr. Dibadda Somalia