Tababar lagu baranayo sida loo xalliyo qilaafyada gacan ka hadalka iyo sida dib u heshiisiin loogu sameeyo dadyoowga ay colaaduhu u dhaxeeyaan ayaa loo qabtay qeybo ka mid ah bulshada Balcad ee gobalka Shabeellaha Dhexe. Wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan soo direy.
Your browser doesn’t support HTML5
Kulan ku saabsan xallinta Khilaafaadka oo Balcad lagu qabtay