Wararka ka imanaya degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta uu halkaasi qarax ka dhacay.
Qaraxaasi ayaa la sheegay in ugu yaraan ay ku dhinteen sadex qof. Dad kalena ay ku dhaawacmeen.
Jamaal Axmed Cusmaan ayaa qaraxan ka wareystay, Cabdi Cabdullahi Aaden oo ka tirsan shaqaalaha caafimaadka ee magaalada.
Your browser doesn’t support HTML5
Dad ku dhintay qarax ka dhacay Ceelwaaq