Boosaaso: Dad loo xukumay falal argagixiso

Boosaaso

Boosaaso

Maxkamadda ciidamada Puntland ee darajada Koowaad ayaa maanta 6 nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ururada Daacish iyo Al-Shabaab ku riday xukunno isugu jira dil iyo xarig.

Weriyaha VOA-da ee magaaladda Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warkan inoo soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Boosaaso: Dad loo xukumay falal argagixiso