Al-Shabaab oo weeraray degmada Qoryooley

Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay uu dagaal xooggan ka dhacay degmada Qoryooley, kasoo dhex maray Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya.

Maamulka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay khasaaro xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaad ka tirsan kuwa Al-Shabaab, oo weerar ku soo qaaday, in ka badan 30 ka mid ahna ay ku dileen.

Jamaal Axmed Cusmaan ayaa dagaalkaasi ka wareystay guddoomiye ku xigeenka Qoryooleey Cabdi Axmed Cali.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Shabaab oo weeraray degmada Qoryooley