Wareysi: Jeel Ogaadeen oo la Xiray

Mas’uuliyiinta Gobolka Soomaalida ayaa shalay xiray xabsigii magaalada Jigjiga ee lagu magacaabi jiray Jeel Ogaadeen, waxaana mas’uuliyiintu sheegeen in loo beddeli doono Miyuusiyam ama matxaf loo daawasho tago. Maxaabiistii ugu dambaysay ayaa la sheegay in halkaasi laga sii daayey shalay. Haddaba waxaa horey xabsigaasi ugu xirnaan jiray Siraaje Aadan Xasan “Siraaje Shalakh-been” oo ku dhowaad shan sano ku xirnaa xabsigaasi.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa wareystay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xiritaanka Jeel Ogaadeen