Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ka mid ah isimada dhaqanka ayaa maanta dablay hubeysani toogasho ku dilen, meel u dhow magaaladda Bara nee gobolka Sanaag.
Marxuumka ayaa kusii jeeday goob ku taal gudaha magaaladda Baran, oo uu qado sharaf ugu sameeyay madaxweynaha Puntland iyo waftiga la socday.
Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa dilka suldaaanka ka wareysaty afhayeenka nabaddoonada gobolka Sanaag, nabaddoon Cabdiqani Maxamuud Faarax, oo ku sugan magaaladda Baran.
Your browser doesn’t support HTML5
Suldaan lagu dilay magaalada Baran