Wasiir Oomaar oo u Waramey VOA

Wasiir Oomaar

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa sheegay in diyaarad ogolaansho ka haysata dawlada faderaalka ah ee soomaaliya oo kaliya y ka soo dagi karto, isla markaana ka duuli karto garoomada Soomaaliya.

Wasiir Maxamed Cabdullaahi Salaad, Oomaar oo magaalada Toronto ugu waramay wariyaha VOA-da, Xuseen Nuur Xaaji ayaa ugu horeyn faah faahin ka bixiyey ujeedada kulan ay magaalada Montreal ee dalka Canada kula yeesheen hay’adda ICAO.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiir Oomaar