Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah todobaadkaan, safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abukar Dahir Cusmaan (Abukar Baalle).

Waxaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Wicitaanka